Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka caawa oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
WARARKA MAANTA
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo gaaray Magaalada Marka
by Admin June 30, 2021Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa maanta safar dhinaca cirka ah ku tagay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose, isagoona magaaladaasi kulamo kula leh Maamulka…
-
Booliska dalka Canada ayaa sheegay in ay soo gaartay Geerida ilaa 30 Qof ugu yaraan kuwaasi oo u Geeriyooday kuleelka ka jira wadankaasi Canada gaar ahaan Magaalada Bernabi. Booliska waxa…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Munaasabad lagu daah furayey company la gu magacaabo Bay iftiin waste management company oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio June 29, 2021Furitaanka Kambanigan ayaa waxaa ka soo qeyb qaley maamulka Degmada Baydhabo oo ugu horeeyo Gudoomiyaha Degmada ahana duqa Magaalada Baydhabo Xasan Macalin Axmed (Bikoole) iyo gadoomiya ku xigeenkiisa Isaxaag Xasan…
-
Shirka Ra’iisal wasaaraha Xukumadda Faderaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada uga socdey magaaladda Muqdisho, ayaa la soo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray jadwalka cusub ee doorashooyinka Soomaaliya. Madaxda ayaa isla…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibada Israil oo booqasho ku jooga Imaaraadka Carabta
by Admin June 29, 2021Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibbada israil Yair Lapid ayaa booqasho ku tegey Imaaraadka Carabta isagoo si rasmi ah u furi doono safaaradda Israel ee Abu Dhabi iyo qunsuliyadda Dubai. Wasiirka…

