Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 15, 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Cabbdi raxmaan Odey
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Kulan looga hadlayey horumarinta Beeraha oo maanta laguu qabtay Magaalada Baydhabo
by Warsan Radio June 15, 2021Waxaa kulanka ka soo qeeyb galay wasiirada wasaaradaha Beeraha iyo wasiirka ganacsig KGS waxaana ay sheegeen in ay muhiimtahay in la hormariyo waxa soo saar ka Beeraha. Dhageyso+Sawiro:-Kulan looga hadlayey…
-
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Qatar…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Khaalid Cabdi Ibraahim Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan was last modified: June 15th, 2021 by Warsan…
-
Hoos ka dhageyso Warka oo Subaxdaan aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka dhan ah Kenya u gudbisay Golaha Ammaanka
by Admin June 15, 2021Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka geysteen Gudaha Soomaaliya. Danjire Abuukar Baalle…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Beesha Caalamka kala hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab
by Admin June 15, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa ka wadahadlay Arrimaha Doorashooyinka Amniga iyo Bini’aadanimada. Madaxweynaha oo kulankaan la qaatay Wakiilada…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha koonfur galbeed oo sheegay iney adkeyn doonaan amniga goobaha doorashadu ka dhaceyso ee maamulkaas
by Admin June 15, 2021Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kadib safar shaqo oo maalmo qaatay uu ku joogay magaalada…

