Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay (Sawirro)
by Admin June 20, 2021Diinsoor. Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa howlgal ku dilay ilaa 24-ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,halka tiro kalena lagu dhaawacay. Howlgalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyada…
-
WARARKA MAANTA
Rai’sul wasaarahii hore ee Israa’iil oo gubay dikumiintiyo sir ahaa
by Admin June 20, 2021Rai’sul wasaarahii hore ee Israa’iil ayaa la sheegay in uu gubay dikumiintiyo sir ahaa oo xafiiskiisa yaalay. Matxafka ra’iisul wasaaraha Israa’iil waxaa burburiyey nin uu ku amray in falkaasi uu…
-
Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay Mas’uuliyiinta dalka Lubnaan Cunaqabateyn toos ah hadii aysan badbaadin dhaqaale xumida wadankaasi uu la daala dhacayo.Uqeybsanaha arrimaha siyaasadda Midowga Yurub Josef Boril ayaa sheegay inuu…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay odayaasha Degmada Waajid
by Admin June 20, 2021Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xalay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee degmadaasi. Madaxweynaha ayaa hoyga uu ka degan yahay degmadaasi ku qaabilay…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay kordhinta tababarka Ciidamada
by Admin June 20, 2021Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magalada Antalya ee dalka Turkiga, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiga, Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Kulanka…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar ahaan Caafimaadka.
by Warsan Radio June 20, 2021Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Laftagareen oo qorsheynaya in la isku furo deegaanada Koofurgalbeed
by Admin June 20, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa sheegaya inuu doonayo in go’odoominta ay ka baxaan degmooyin ka tirsan gobolka Bakool ee Maamul goboleedka Koofurgalbeed. Laftagareen oo ku…
-
WARARKA MAANTA
Aqriso+Sawiro:-Madahweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbed Soomaaliya oo kulan la qaatey Dhalinyarada Degmada Waajid.
by Warsan Radio June 20, 2021Madahweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbed Soomaaliya Mudane Abdi asis Hassan Maxamed Lafta Gareen ayaa hooyga uu ka daganyahay Degmada Waajid Ee gobolka Bakool waxa xaley kulan kula qaatey qeebaha kala…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)

