Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray magaalada Waajid “SAWIRRO”
by Admin June 19, 2021Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaary degmada Waajid ee Gobalka Bakool. Wasiirka ayaa degmada u tegay wax ka ogaanshaha xaaladda Noloshada bulshada…
-
Hoos ka dhageyso Warka oo caawa aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Telefishinka Qaranka Iiraan ayaa shaaciyay in musharax Ibraahim Ra’iisi uu guul ka gaaray doorashadii madaxtinimada ee shalay ka qabsoontay dalkaasi Iiraan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegay in Ra’iisi uu helay…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
by Admin June 19, 2021Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio guterres, oo markii labaad dib loogu doortay inuu noqdo…
-
WARARKA MAANTA
Dilalka ganacsatada Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika oo sii korortay
by Admin June 19, 2021Mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koofur Afrika ayaa lagu diley gobolka Limpopo iyadoo aan la ogeyn sababta dhabta ah ee keentay dilkiisa. Ganacsadaha la diley ayaa…
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada oo aqrinayo Maxamuud Cali C/llahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Kim Jong-un oo diyaar u ah inuu wadahadal la yeesho Maraykanka
by Admin June 19, 2021Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay in wadahadal la yeesho Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Joe Biden. Kim ayaa markii ugu horeysay si…

