Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
June 2021
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada
by Warsan Radio June 26, 2021Dhageyso Qeybta 7 aad ee Barnaamijka barashada nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada,maanta waxan kaga hadleynaa qorsheynta,diyaarinta iyo keydinta cunada Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada was last modified: June…
-
Xuska sanad guurada 61aad ee ka soo wareegatay marka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen gumeestihi Ingiriiska ayaa caawa si weyn looga xusay magalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Munaasabad…
-
Madaxda Qaranka ayaa xaruunta Madaxtooyadda dalka uga qayb galay munaasabadda xuska sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago ciidda Soomaaliyeed…
-
Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso muranka kala dhaxeeya waddanka Itoobiya ee…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
WARARKA MAANTA
James Swan oo war cusub kasoo saaray doorashada xilli dib u dhac laga baqaayo
by Admin June 25, 2021Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in waqtigeeda oo lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim u tahay dalka, xilli ay muuqato inay…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayoC/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
WARARKA MAANTA
Wafdi ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo gaaray Muqdisho
by Admin June 24, 2021Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti INTERPOL ah wafdigaan oo ahaa heer caalami, ayaa booqasho ku yimid, Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee…

