Hoos ka dhageyso Warka Galabtaan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
June 2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Dood ku saabsan xaafadaha Baydhabo sida ay Nabadda uga shaqeeyaan iyo is dhaxgalka bulshada,Dooda ayaa waxa ka qeybgaley Gudoomiyaasha Xaafadaha Towfiiq iyo Wadajir Dhageyso+Sawiro:-Dooda Nabada iyo Dimuqraadiyadda…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee dalka Filibiin Benigno Akuwiino oo geeriyooday
by Admin June 24, 2021Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Benigno Akuwiino uu geeriyooday Waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah. Akuwiino oo 61-jir ahaa waxaa isbuucii hore la dhigay Isbitaalka,…
-
Mowduuca jumcahaan waa Isla macamiilka labada qof ee is qaba iyo in si nabad ah uwada noolaan karaan.Sheekh Aadan afar ayaa soo jeedinaya ee dhageysi wanagsan Dhageyso:-Casharka Sheeqa ee Todobaadkaan…
-
WARARKA MAANTA
Koox hubeysan oo xalay Muqdisho ku dhaawacay Weriye Hanad Cali Guuleed
by Admin June 24, 2021Waxaa xalay koox hubeysan ay magaalada Muqdisho ku dhaawaceen Weriye Hanad Cali Gulleeed, oo ka tirsan idaacadda Goobjoog. Wararka ayaa sheegaya in koox ku hubeysan toorey ama mindi ay dhaawac…
-
Shir caalami ah oo ka dhacay magaalada Berlin ayaa waxaa looga hadlay geeddi-socodka nabadda ee dalka Libiya. Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay dowladda Germany oo kaashaneysa Qaramada Midoobay ka soo…
-
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa saxiixay siyaasadda horumarinta ee haweenka ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida iyo Xafiiska Wasaaradda Gaashaandhigga. Waaxda Xuquuqul Insaanka Jinsiga & Ka Hortagga Askareynta Carruurta,…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Oday

