Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan.
July 2021
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray magaalada Garbahaarey (Sawiro)
by Admin July 10, 2021Ra’sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaweeyeen maamulka iyo shacabka degmadaas. Rooble ayaa saddexdii…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
Hoos dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan).
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsn oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay Saraakiisha Booliska Jubbaland
by Admin July 10, 2021Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Magaalada Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Booliska Jubbaland, ka dib kormeer uu ku tagay Saldhigga Dhexe ee magaaladaasi. Taliyaha ayaa Saraakiisha…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxamed Axmed (Oday)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada
by Warsan Radio July 9, 2021Toos:-Dhageyso Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada maanta waxan kaga hadleynaa ilaalinta nadaafada deegaanka iyo dhamaan xubnaha qoysaska si looga hortago Cudurada.Barnaamijka waxaa soo saartey Hayada Qaramada midoowe u…
-
Casharka Todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Door intee la’eg ayuu Guurka ka qaadan karaa Is dhexgalka bulshada waxan soo jeedinaya Sheekh Aadan Cabdi Mursal Dhageyso:-Casharka Sheeqa ee Todobaadkaan was last…

