Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadn (Dalmar)
July 2021
-
WARARKA MAANTA
Diyaarad ay la socdeen ku dhawaad 30 Ruux oo lagu waayay gudaha Ruushka
by Admin July 6, 2021Diyaarad Ruush laga leeyahay oo ay la socdeen 29 qof ayaa lagu waayay Jasiiradda Kamchatka ee bariga fog ee Ruushka, sida ay ku warantay wakaaladda wararka ee TASS oo soo…
-
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka Dowlad gobaleedka Puntland oo doortay Guddoon
by Admin July 6, 2021Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland, iyaga oo Maanta kulankooda ku doortay Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa. Xubnaha Guddiga oo ka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
-
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Saaxiibada Caalamka oo soo dhaweeyey dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble ee arrimaha doorashooyinka
by Admin July 6, 2021War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay aad u taageersanyihiin dadaallada Ra’iisul Wasaare Rooble iyo horumarka laga gaaray shirkii Golaha…
-
WARARKA MAANTA
Itoobiya oo diyaarisay ciidamo difaaca biyo xireenkeeda la isku heysto ee wabiga nile.
by Admin July 6, 2021Ciidamada Itoobiya, ayaa sheegay iney heegan buuxa uggu jiraan sidii ay ku difaaci lahaayeen wajiga labaad ee buuxinta biyo xireenka aadka u weyn, ee wabiga nile-ka, sidaasi waxaa qorteywarbaahin taageerta…
-
WARARKA MAANTA
Abiy Ahmed oo ka hadlay qorshaha Ciidamada Federaalka looga soo saaray Gobalka tigray
by Admin July 6, 2021Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tallaabada ay Ciidamada Federaalka kaga soo baxeen Gobolka Tigray, 28-kii bishii hore ee June. Ra’iisal Wasaaraha ayaa maanta khudbad…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxamn Axmed Maxamed (Oday)

