Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
September 2021
-
WARARKA MAANTA
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha oo Ka qayb galay Shirka Maalinta Afrika
by Admin September 4, 2021Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ee hoos yimaada CIFTIS isagoo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/naasir Axmed Mayow (Shabdheh)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso+Sawiro:-Su,aal weydiintii sedaxaad ku saabsan Bandhigga wacyigelinta sharciga.
by Warsan Radio September 4, 2021Bandhigan ku saabsan wacyigelinta sharciga oo doodiisa sedaxaad tan ay tahay Waxaa ka qeyb galayaa Maxamed Aadan Isxaaq (Mumadi)oo ka socota Ururka qareenadda Koonfur Galbeed,waxaana iska kaashanaya Wasaarada Cadaalada iyo…
-
WARARKA MAANTA
Dagaal Culus oo ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo Al-shabaab oo guulo ka sheegatay
by Admin September 4, 2021Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u xoogan oo dhexmaray ciidamada maamulka Jubbaland oo kaashanaya kuwa dowladda…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo lagu dhaawacay magaalada Jowhar
by Admin September 4, 2021Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabele ayaa sheegaya in lagu weeraray bam guri ay degenaayeen qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle. Wararka ayaa waxa ay…
-
WARARKA MAANTA
Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay in isbedel lagu sameeyo Hoggaanka NISA
by Admin September 4, 2021Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay dilka Ikraan Tahliil oo ay NISA ku sheegtay inay dileen Alshabaab,halka Alshabaabna uu beeniyay inuu ku lug leeyahay dilkeeda. Qoraal ay soo saareen Midowga Musharaxiinta…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirada Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Koofur galbeed oo kormeeray xabsiga iyo maxkamada Gobolka Bakool ee Xudur
by Admin September 3, 2021Wasiirka cadaalada dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya iyo wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta ee koofur galbeed ayaa maanta kormeereen xaruumaha maxkamada, xabsiga dhexe iyo ceelsha biyaha Magaalada xuddur oo xoolaha…
-
WARARKA MAANTA
Booliska NewZealand oo toogtay nin weerar geystay oo ay ku sheegeen inuu ahaa argagixiso
by Admin September 3, 2021Ra’isul Wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern ayaa xaqiijisay in boolisku ay dileen nin ay ku sheegtay inuu ahaa argagixiso ka tirsan ururka Daacish, kaas oo toorey ku weeraray dad…

