Hoo ka dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee la dagaalanka TPLF
by Warsan Radio December 8, 2021Abiy Axmed oo shaaciyay in la soo geba-gabeeyay Wajiga Koowaad ee dagaalanka TPLF Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalkaas oo…
-
WARARKA MAANTA
Somaliland oo dadkeeda ka mamnuucday ka qeyb galka Siyaasadda Soomaaliya
by Warsan Radio December 8, 2021Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne ka soo saaray Mamnuucidda ka qeyb-Qaadashada arrimaha Siyaasada dalka Soomaaliya, waxaana xeerkaas uu u dhigan yahay. Markuu Arkay Madaxweynaha Somaliland…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Wakiilada Puntland Maanta ka doodey doorashooyinka & Abaaraha
by Warsan Radio December 8, 2021Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland , Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad , Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Khilaafka uu dhaxeeya Guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo xoogeystey
by Warsan Radio December 8, 2021Waxaa sii xoogeeysanaya khilaafka salka ku haaya habka maareynta doorashooyinka Golaha Shacabka ee u dhaxeeya Xubnaha Guddiga maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan Somaliland Khilaafkaan ayaa waxaa uu ka…
-
WARARKA MAANTA
Weerar lagu qaadey Bar-koontorool oo ay ku sugan yihiin Ciidanka Jubbaland
by Warsan Radio December 8, 2021Weerarka ayaa Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab waxaa ay qaadeen Bar-Koontorool oo Ciidamo ka tirsan Maamulka Jubbland ku leeyihiin degaanka Yoontooy ee dhaca duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.…
-
WARARKA MAANTA
Khasaaro ka dhashay weerar Bambo Gacmeed oo ka dhacay Magaalada Marka
by Warsan Radio December 8, 2021Weerarka Bam Gacmeed oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Suuq kuyaalla Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Bam gacmeedka ayaa waxaa lagu tuuray meel…
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo gacanta ku dhigay Hub iyo Saliid laga leeyahay Iiraan
by Warsan Radio December 8, 2021War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen Hub, Shixnad Saliid ah iyo labo Markab, kuwaa oo laga…
-
WARARKA MAANTA
Dowlada Fidraalka Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay la wareegitaanka Amniga dalka
by Warsan Radio December 8, 2021Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Sanoter Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeyb-galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga Ee Midowga Africa, kaas oo ku qabsoomay Aaladda Fogaan aragga ee (Zoomka).…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)

