Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay qeybaha bulshada Degmada Baraawe
by Admin October 4, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan looga hadlayey kala warqaadasho Xaalada Degmada, u diyaar garowga doorashooyinka Xildhibaannada Baarlamaanka iyo Dardargelinta dhisidda Maamulka Golaha Deegaanka…
-
Facebook, iyo baraha kale ee shirkadaas ay leedahay ee Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa hawada ka wada maqan ayada oo balaayiin qof oo adeegsan jiray ay dareemayaan saameynteeda. Ciladdan ayaa…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo guddi gaar ah u magacaabay dadkii lagasoo barakaciyay magaalada Laascaanood
by Admin October 4, 2021Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Lafta-gareen, ayaa u magacaabay guddi ku meel-gaar ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Koonfur –galbeed, kuwaas oo si sharci -darro ah iyo xoog ah…
-
Facebook WhatsApp and Instagram are apparently facing outages and many users are unable to use the platforms DownDetector reports a quick spike in the number of cases of WhatsApp not working…
-
WARARKA MAANTA
Hirshabeelle oo maanta Jowhar kusoo gabagabeeysay doorashada kuraasta Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
by Admin October 4, 2021Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe lagu soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo ka harsaneyd sideeda kursi ee kuraasta Aqalka sare Senatarada ku matalaya Hirshabeelle Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.…
-
WARARKA MAANTA
Saraakiisha ugu saraysa ciidamada Somaliland oo ka hadlay raafka Laascaanood
by Admin October 4, 2021Saraakiisha ugu saraysa ciidamada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in howgalka lagu masaafurinayo dadka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, uu yahay howlgal lagu sugayo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Dooda waxaa lagu falanqeeyey saamaynta qabiilka uu ku yeeshay nolosha bulshada sida waxbarashada,Cadaalada,guurka iyo maamulka. Dooda waxaa ka qaybgalayXildhibaan hore koonfur galbeed Faadumo Aadn CusmaanSudaysi Aadan Cabdullahi oo kamid ah…
