Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo Itoobiya uga digay Saraakiisha ay dalkeeda ka eriday
by Admin October 2, 2021Mareykanka ayaa cambaareeyay tallaabada ay Dowladda Itoobiya dalkeeda uga ceyrinayso toddobo Sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey. Mareykanka ayaa Itoobiya uga digay saddexda cisho ay u qabatay Saraakiishaasi sarsare inay…
-
WARARKA MAANTA
Marwada Koowaad ee Dalka oo la kulantay madaxda Wakaaladda Iskaashiga iyo isku-duwidda Turkiga ee TIKA “Sawirro”
by Admin October 2, 2021Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi ay hoggaamineyso oo safar shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan la qaadatay Madaxa Wakaaladda Iskaashiga Iyo Iskuduwidda Turkiga ee…
-
WARARKA MAANTA
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
by Warsan Radio October 1, 2021Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaas waxaa Madaxweyne Qoor Qoor ku wehliyey Senatorro iyo Xildhibaano…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay Daawada Kahortagga COVID-19
by Warsan Radio October 1, 2021Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala isticmaalo kahortagga cudurka. Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha Garoonka Aadan Cabdulle ayaa waxaa ka…
-
WARARKA MAANTA
QM oo walaac ka muujisay Go’aanka Itoobiya ku ceyrisay 7 Sarkaal
by Warsan Radio October 1, 2021Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeeda laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadd maalinimadii shalay…
-
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo Maxamed Mursal.
by Warsan Radio October 1, 2021Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay kulan isugu jiray Qada sharaf iyo Isxog-wareysi uu Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayoAbdinasir Axmed Mayow (Shabdheh )
-
WARARKA MAANTA
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi oo is dilay
by Warsan Radio October 1, 2021Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi ayaa khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka, halkaas oo uu kaga qeybgalayay kulanka xildhibaannada, sida uu sheegay baarlamaanka dalkaasi. Clement Chiwaya, oo 50 sano…
