Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Fiidniimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/naasir Axmed Mayow (Shabdheh)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan Kor u qaadista ka qayb galka Barakacayaasha ee go’aan ka gaarista arimaha Cadaaladda.+Sawiro
by Warsan Radio September 28, 2021Dooda oo aya waxa ka qeyb galey:- 1:Abuukar Cabdi Cabdulaahi (gudoomiyaha ururada bulshada rayidka kgs)2:Amino Maxamed Cabdi (Udoode xuquuqda Haweenka)3:Nuur Ibraahim Xaaji(Wacyigeliye Barakacayaasha ee arimaha Cadaaladda ahna gudoomiyaha kaamamka eeriyada…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Dood ku saabsan qoondada haweenka iyo uqareemida 30%+Sawiro
by Warsan Radio September 28, 2021Baydhabo-{WMN}-Doodaan maanta Idaacada ka baxdey ayaa waxaa ka qayb galay:- 1.Najax Maxamed Nuur oo ka mid ah ururka u dooda xaquuqda haweenka 2 Cabdiye aadan oo ka mid ah ururka…
-
WARARKA MAANTA
Rooble “Waa in la ilaaliyaa hufnaanta iyo cadaaladda doorashada Aqalka sare ee Somaliland”
by Admin September 28, 2021Waxaa goordhweyd si toos ah u billaabatay Hadaljedinta xubnaha AQalka sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Hadal jeedinta oo ka dhacaysa Afisyooni ayaa waxaa ka qayb galaya 25 Musharax…
-
WARARKA MAANTA
DF OO SHEEGTAY IN AY GARAB TAAGANTAHAY SUUDAAN OO MURAN XOOGAN KALA DHEXEEYO ITOOBIYA
by Admin September 28, 2021Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo taageero garab istaag u ah u muujiyay Suudaan, uguna baaqay Jaamacadda Carabta inay oofiso ballanqaadkeeda taageero ee doorashooyinka Soomaaliya Wasiir Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka…
-
WARARKA MAANTA
Khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare ee Gobolada Waqoyi oo Maanta la dhageysanayo
by Admin September 28, 2021Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa la filayaa in Ergooyinka dooranaya Xildhibaannada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ay Hoolka Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ku dhageystaan khudbadaha musharixiinta kuraasta Aqalka Sare…
