Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Cabdirshiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy} Dhageysi wanaagsan
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Ergayga Geeska Afrika ee xasilinta iyo nabadeynta oo soo Gaaraya Muqdisho
by Admin September 26, 2021Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo Axad ah waxaa kusoo wajahan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo oo shalay lagu waday inuu yimaado Muqdisho.…
-
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee COVID-19
by Admin September 26, 2021Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 140 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 4…
-
WARARKA MAANTA
Diyaarado joog hoose ku socday ayaa duqeyn ka geystay degaano ka tirsan Gobolka Gedo
by Admin September 26, 2021Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa xalay waxaa ay duqaymo xoogan ka geysteen degaano hoostaga Degmadda Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Diyaaradaha oo joog hoose ku socday ayaa duqeeyay degaannada kala ah,…
-
WARARKA MAANTA
Ergada dooraneysa kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo Maanta la xareeynayo
by Admin September 26, 2021Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in la xareeyo Ergada Magaalada Muqdisho ku dooraneeysa 11 Xubnood ee Xildhibaannada Aqalka Sare ku leeyihiin Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Guddiga maamulaya…
-
WARARKA MAANTA
Xubno ka tirsan Xisbiga ugu awooda badan Tunusia oo Is-casilay
by Admin September 26, 2021In ka badan 100 xubnood oo caan ah oo ka tirsan xisbiga Ennahdha ee Tunisia ayaa iscasilay iyaga oo diidan siyaasadda Madaxweyne Kais Saied oo ay ku tilmaameen wado Afgembi.…
-
WARARKA MAANTA
Cilmi baaris lagu sameeyay saameynta dhaqaale uu COVID-19 ku yeeshay dhaqaalaha oo la soo bandhigay “SAWIRRO”
by Admin September 26, 2021Hay’adda Istaatiistikada Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay cilmi baaris ku saabsan saameynta dhaqan dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku yeeshay dadka ku nool Gobolka Banaadir. Cilmibaaristaan oo…
-
WARARKA MAANTA
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furey tababar ku saabsan kala korinta Carruurta “SAWIRRO”
by Admin September 26, 2021Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaali Mudane Cusmaan Cabdi Muuse ayaa Magaalada Baydhabo ka furey Tababar ku saabsan kala korinta Carruurta kaas oo siwadajir ah ay soo…
