Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
WARARKA MAANTA
Dadaalo lagu dhameynayo khilaafka u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble oo markale ka bilowday Muqdisho
by Admin September 21, 2021Ilo wareedyo muhiim ah ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, Madaxweyne Qoorqoor oo ay wehliyaan Shan Wasiir iyo labo Wasiir kuxigeen ay bilaabeen dadaalo ay markale…
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay La Wareegida Mas’uuliyada Hay’adaha FSNAU Iyo SWALIM.
by Admin September 21, 2021Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay Hay’adda Istatistikada Qaranka Soomaaliyeed dadaalka ay kula soo wareegtay masuuliyadda Hay’adaha (FSNAU) iyo (SWALIM. Waa guul taariikhi ah in maanta…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulan la qaatay Safiirka wadanka UK
by Admin September 20, 2021Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka UK u jooga Soomaaliya Kate Foster. Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo Safiirka UK ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Mahdi Guuleed Oo Shaaciyay Xilliga Lagu Dhawaaqayo Xukunka Dacwada Badda
by Admin September 20, 2021Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Holland ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xukunka dacwaddii Badda ee u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya . Ra’isul Wasaare…
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)about:blank
-
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Daaadijin qeybtiisa 2 aad oo todobaadkaan looga hadlaayo Muhiimada aya leedahay in Muwaadiniinta ay ka qeygb qaataan Dismaha golayaahsa Deegaanka iyo qodoba kle oo kala ah…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
