Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtar Shiekh Adan (Dalmar)
February 2022
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amniga Bedweyne kala hadlay Odayaasha Dhaqanka
by Warsan Radio February 10, 2022Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan la qaatay Nabadoonada Waxgaradka iyo Cuqaasha beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha dega Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa kulankaan…
-
WARARKA MAANTA
Doorashada kuraas aan lagu tartamin oo ka dhacday Muqdisho
by Warsan Radio February 10, 2022Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa Maanta hoolka dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ku qabtay doorashada 5 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga Koowaad ee Hop#205…
-
WARARKA MAANTA
Go’aano ka soo baxay Shir looga hadlayay Amniga Magaalada Garoowe
by Warsan Radio February 10, 2022Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah Shir Guddoomiyay Shirka Saraakiisha Amniga Caasimada Puntland ee Magaalada Garowe. Shirka ayaa waxaa ka qeyb…
-
WARARKA MAANTA
Booliska Somalia oo ka hadlay qaraxa ka dhacay Muqdisho
by Warsan Radio February 10, 2022Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Isgoyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale wuxuu sheegay in qaraxa…
-
WARARKA MAANTA
Dhimasho & dhaawac ka dhashay shil gaari uu ka dhacay duleedka Garoowe
by Warsan Radio February 10, 2022Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay wadada laamiga ah ee u dhaxeeysa tuulada Birta dheer & Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Abdiraxmaan Abdulle (Maleela)
-
WARARKA MAANTA
Biden & Boqor Salmaan oo ka wadahadalay shidaalka iyo xaaladda Bariga Dhexe
by Warsan Radio February 10, 2022Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan ayaa ka wadahadlay kor u kaca qiimaha shidaalka iyo arrimaha Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Iran iyo Yemen, kadib kulan…
-
Hoos ;- Ka Dhageyso Barnaamijka Arimaha Caalamka ee idaacada Warsan waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (Maleela) Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka was last modified: February 10th, 2022 by…
-
Waxaa xaafad ku taala waqooyiga magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka lagu dilay Nin darawal Soomaali ah oo waday baska iskuulka, iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkiisa ay baxsadeen. Darawalkan ayaa…

