Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
February 2022
-
Shirkan oo ah mid Todobaadle ah ayaa waxaa ka qeyb galay Talisyada Booliska iyo Nabadsugidda Guriceel, Saraakiisha ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, Ciidamada Qeybta 21,aad gaar ahaan…
-
30 Qof oo Soomaali ah oo ku xirnaa wadanka Ukraine ayaa la siidaayay, sida ay Warbaahinta Dowladda u xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Dadkaan la siidaayay ayaa la filayaa inay…
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo ka hadlay Xildhibaannada Maanta lagu doortay Muqdisho
by Warsan Radio February 25, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Banaadiriga ee maanta lagu doortay Muqdisho, waxuuna u rajeeyay in uu Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda cusub ee…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…
-
WARARKA MAANTA
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?
by Warsan Radio February 24, 2022Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari oo kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali…
-
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray Amniga doorashooyinka
by Warsan Radio February 24, 2022Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn golaha ayaa si wadajir ah guud ahaan shacabka…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay QM
by Warsan Radio February 24, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka,…

