Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi Nuur Aadan (Jecelow} Dhageysi wanaagsan .
March 2022
-
Dagaalka sokeeye ee ka qarxay Itoobiya ayaa in ka badan shan malyan oo qof ku qasbay in ay u baahdaan gargaar cunto kaas oo aysan heli Karin ilaa iyo bishii…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amray in baaris dhameystiran lagu sameeyo Qaraxyadii Beledweyne
by Warsan Radio March 24, 2022Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii xalay ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Beledweyne Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
-
WARARKA MAANTA
Taliska Booliska Baladweyne Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Lagu Le’day Ee Ka Dhacay Magaaladaas
by Warsan Radio March 24, 2022Taliska Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaaladaas, qaraxyada oo geystay khasaaro farabadan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Al-Shabaab Ku Qaaday Garoonka Aadan Cadde
by Warsan Radio March 24, 2022Dowladda Turkiga ayaa si adeg u Cambaareeysay weerarkii Al-shabaab maalintii shalay aheyd ku qaadeen Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde gaar ahaan qeybta xigta dhinaca Afisyooni, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud AlI Abdullahi (Gaabshaa)
-
WARARKA MAANTA
Xoghayihii Ugu Horreeyay Ee Arrimaha Dibadda Dalka Mareykanka Oo Geeriyootay
by Warsan Radio March 24, 2022Wakhtigaas, waxay ahayd haweeneydii ugu darajada sarreysay taariikhda dowladda Mareykanka. “Waxaa inaga geeriyootay hooyo, ayeeyo, walaal, eeddo iyo saaxiib qaali ah. Waxaa ku hareereysnaa ehelka iyo asaxaabta” ayaa lagu yiri…
-
WARARKA MAANTA
Kulan Looga Hadlaayay Ammaanka Oo Ka Qabsoomay Magaalada Garoowe
by Warsan Radio March 24, 2022Taliye Xuseen Cali ayaa faray laamaha amniga Gobolka Nugaal iyo kuwa Magaalada Garoowe inay sidii laba jibaaran sugida ammaanka, isla markaana laga hortego wax kasta oo keeni kara amni darro…
-
WARARKA MAANTA
Qoorqoor Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Labada Aqal Ee Lagu Doortay Galmudug
by Warsan Radio March 24, 2022Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay kulan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka kulan kula qaatay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, kuwaasi dhawaan lagu doortay Galmudug.…

