Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed C/raxman (Maleele} Dhageysi wanaagsan
May 2022
-
Hoos ka dhaegyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Nuurto Maxmed Hussein
-
WARARKA MAANTA
Mikel Arteta Oo Kashifay Go’aanka Uu Ka Gaadhay William Saliba.
by Warsan Radio May 24, 2022Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa xiddiga William Saliba u sheegay in uu xilli ciyaareedka dambe ku tartami doono boos kooxda Arsenal ah kadib markii uu amaah ku qaatay…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar) Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada warsan was last modified: May 24th, 2022 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil u magacaabay Cabdiraxmaan Cabdishakuur
by Warsan Radio May 24, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Cabdiraxmaan in uu…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
-
Baydhowy-{WMN}-Sacuudi Carabiya ayaa xayiraad duulimaad ku soo rogtay Soomaaliya ayada oo dadka ka imanaya Soomaaliya ka mamnuucday inay dalkaas u safraan illaa amar dambe. Ilaa 16 dal ayay dowlada Sucuudiga…
-
WARARKA MAANTA
DEG DEG: Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaqo joojin lagu sameeyay
by Warsan Radio May 24, 2022Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi’iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan. Sidoo kale Ra’iisal…
-
WARARKA MAANTA
Turkiga oo ku dhawaaqay howlgal cusub oo ka dhan ah argagixisada
by Warsan Radio May 24, 2022Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed, si loola dagaallamo khatarta argagixisada ee…
-
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhagesyo Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrineyso Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)

