
Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo uu ka siday Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyob Erdogan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya, waana dowladdii ugu horreeysay ee usoo gurmatay sanadkii 2011-kii markii dalka ay ka dhacday abaar xoogan.
