Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh written by Warsan Radio 09/06/2022 Wasiirka Beeraha dalkaTurkiga oo ka mid ah wafdiga ka socda Dowladda Turkiga ee ka qeyb galaya Xafladda Caleemo saarka ayaa goobtabka sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ay ku martiqaadeen inuu Turkiga yimaado.Wuxuu sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii loo horumarin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal, wuxuuna dhambaal hambalyo ah oo uu ka siday Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyob Erdogan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Soomaaliya, waana dowladdii ugu horreeysay ee usoo gurmatay sanadkii 2011-kii markii dalka ay ka dhacday abaar xoogan. Dalkii ugu horreeyay oo casuumaad u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Go’aano laga soo saaray Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Baydhabo You may also like Qarax lala beegsaday Ciidamada howlgalka ATMIS & khasaaro ka dhashay 18/07/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 07/12/2020 Aqriso Warbixin:- Doorashada Aqalka Hoose oo caawa 2 Xilibaan lagu Doortay Baydhabo iyo Beesha ay ka soo jeedaan 29/11/2016 Dabley hubeysan oo 30 carruur ah ka aftduubatay Waqooyiga Nigeria 04/11/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 17/06/2020 Maraykanka oo markale jawaab ka bixiyey weerarkii Ceel-baraf 06/05/2022 Guddoomiye Cali jeyte oo faah faahiyay sababta uu uga baxay Guddiga 13/12/2022 Golaha Shacabka oo maanta mudo kordhin u sameeyey guddiga xaduudaha Qaran 31/10/2020 Midowga Afrika oo baaq deg deg ah u diray dowladda Ukraine 10/06/2022 Aqriso: Kulankii Isbuuclaha ahaa Ee Wasaarada Amniga KG Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Degaanada KG. 06/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.