
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Qeyba kamid Caasimadda kaas oo ugu kuurgalayay Amniga iyo bilicda magaalada. Qeybaha la kormeeray…
Hoos;- Ka Dhageyso Barnaamijkan cusub ayaa ah mid ah iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action, waxaana soo jeedinaya Shukri Bidhaan iyo Muxidiin Xusni Dhageyso;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy Qeebtaa 1aad…
Baydhowy-{WMN}-Wasaaradda Gargaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa Maanta qabatay Shir aad u ballaaran oo looga hadlaayey Xaaladda Abaarta ee ka jirta Deegaanada KGS, Shirka waxaa ka soo qeyb galay…
Baydhowy-{WMN}-Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Xubnin katirsanaa Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Mustaf isxaaq Ali (Boorow ), kaas oo isku soo…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble,. Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Mukhtar Sheikh Adan (Dalmar)
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bakool & kuxigeenkiisa Amniga, isaga oo sidoo kale Maamul Cusub u Magacaabay…
Baydhowy-{WMN}-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya gaaray Wafdi ka socda Uturka ONLF oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha Ururkaas Cabdiraxmaan Maadeey, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa…
Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Yusuf Sheikh Adan ( Qalinle)
