Hoos ka dhageyso Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
July 12, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo safar shaqo ku jooga dalka Rwanda, ayaa waxa halkaas soo dhoweyn diirran ugu sameeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Rwanda Dan…
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Booqashada Madaxweynaha ayaa salka…
-
Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Abdullahi Nuur Adan (Jaceelow)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Shaqa joojin ku sameeyay laba Wasiir
by Warsan Radio July 12, 2022Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidhow (Happy)
-
WARARKA MAANTA
Madaxweynayaasha Soomaaliya & Ereteriya oo heshiis kala saxiixday
by Warsan Radio July 12, 2022Baydhabo-{WMN} –Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimadda waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Ereteriya, iyaga oo kulanka ku gaaray heshiis laba geesood ah. Heshiiskaan…
-
WARARKA MAANTA
Dooni ku degtay Xeebaha Nigeria & dad badan oo ku dhintay
by Warsan Radio July 12, 2022Inta la xaqiijiyay ilaa 17 Ruux oo meyd ah ayay Kooxaha gurmadka degdega ah ee dalka Nigeria kasoo saareen dooni kula degtay meel biyo mareen ah oo ku taal magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
by Warsan Radio July 12, 2022Baydhabo-{WMN}-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Tuulada Bukure ee hoos tagta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay aad ugu xooganaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka…
-
WARARKA MAANTA
Xildhibaano War kasoo saaray Shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Boosaaso
by Warsan Radio July 12, 2022Baydhabo-{WMN} Qaar kamid ah Xildhibaannada Puntland ku metela Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaalkii khasaaraha geystay ee labada Ciidan ku dhexmaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso. Warsaxaafadeed…

