Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
July 2022
-
Baydhabo-{WMN}- Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ayaa sheegaya Wafdiga Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo ka amba baxay Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa…
-
Baydhabo-{WMN}- Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay Koontoroolka Cigaal dhanka Koonfureed ee degmada Buulo-burde gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu Aasay ayaa lala beegsaday farriin u aheyd ciidamo…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Aadan Cabdi (Socdaal}
-
Baydhabo-{WMN}- Heshiis u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka oo ogolaanaya in qamadida laga dhoofiyo dekedaha badda madow ayaa si weyn looga soo dhaweeyay caalamka oo dhan. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhagesyo Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Madaxda wadamada EAC oo shaaciyay go,aan ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee EAC
by Warsan Radio July 23, 2022 -
-
WARARKA MAANTA
Ciidanka Liyuu boolis oo soo bandhigay Al-Shabaab ay dagaalka ku qabteen
by Warsan Radio July 23, 2022 -
WARARKA MAANTA
Madaxtooyada oo shaacisay inay rajo ka qabto ku biirista Soomaaliya ee Dallada Bariga Afrika ‘
by Warsan Radio July 22, 2022Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada Caruusha ee dalka Tanzania halkaas oo uu uga qayb galay shirka dalalka ku midaysan dalladda Bariga Afrika (EAC). Soomaaliya ayaa la…

