Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed Aadan (Socdaal)
July 2022
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa Iyo Mas’uuliyiin Kale
by Warsan Radio July 3, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, La-taliyeyaashiisa iyo Afhayeenka, kadib markii uu xilka si rasmi ah ula wareegay 28-kii…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Isamacil Axmed ( Sjukri Bidhan) Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan was last modified: July 3rd, 2022 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia Oo Shatiyo Siisay Laba Banki Caalami Ah, Kana Shaqo Bilaabaya Dalka
by Warsan Radio July 3, 2022Baydhabo-{WMN}-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shatiyo siisay laba Banki oo caalami ah, lagana leeyahay dalalka Turkiga iyo Masar, sida lagu shaaciyay Qoraal uu soo saaray Maamulka Bangiga Dhexe ee dowladda Soomaaliya.…
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Shekh Adan ( Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Mareykanka oo beeniyay inay aqoonsi Caalami ah u raadinayaan Somaliland
by Warsan Radio July 3, 2022Baydhabo-{WMN}-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre, ayaa mar kale sheegay in Mareykanku uu hal siyaasad ka haysto Soomaaliya, uuna aqoonsan yahay xuduudka la sameeyay xilligii xorriyadda. Safiirka ayaa hadalkan ka…
-
WARARKA MAANTA
Ciidamada dowladda oo la wareegay degaan katirsan gobolka Gedo
by Warsan Radio July 3, 2022Baydhabo-{WMN}-Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa saaka la wareegay degaanka Yurkud oo hoostaga degmada luuq, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamo degaanka ah iyo maamul ay disteyn dadka degaanka. Degaanka…
-
Baydhabo-{WMN}-Waxaa la xaqiijiyay in Saddex askari oo booliis ah lagu dilay gobolka Kentucky ee dalka Mareykanka xilli ay isku dayayeen in ay soo xiraan nin lagu eedeeyay in uu geystay…
-
WARARKA MAANTA
Madaxda DFS & Somaliland oo ka hadlay geerida Fanaanada Khadro Daahir
by Warsan Radio July 3, 2022Baydhabo-{WMN}-Iyada oo xalay Isbitaal kuyaalla Magaalada Hargeysa ay ku geeriyootay fanaanadii weyneyd ee Hobolada Waaberi Khadro Daahir Cigge oo maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay ayaa waxaa ka hadlay Madaxda Sare…
-
Baydhabo-{WMN}-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay dalka Turkiga u ambabaxaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad ka helay Madaxda…

