Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Ra’iisal wasaaraha Lubnaan oo iscasilay, muddo bil ka yar oo uu xilka hayey 26/09/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 04/09/2021 DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE IDAACADA WARSAN 18/12/2021 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2023 Heshiiska Difaaca Turkiga iyo Soomaaliya oo dhaqan galay 24/04/2024 Daawo Video WARBIXIN CALEEMA SARKA MALAAQA MANATA DHAGEYSO, 07/01/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/07/2020 Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland Qaarkood oo diiday ka qeyb galka Shirka Jabuuti 13/06/2020 Xildhibaanada Golaha Shacabka oo su’aalo weydiiyay Wasiir Beyle (SAWIRRO) 30/07/2020 Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha 10-Aad Ee Somalia Oo La Shaaciyay 05/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.