Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/12/2022 Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay 03/12/2023 Maxkamadda sare ee Niger ayaa xaqiijisay Bazoum inuu yahay madaxweynaha cusub 22/03/2021 Dhageyso wareysi aanu hada layeelaya afhaayeenka malaaqyada KGS Malaaq Deerow oo goobjoog ahaa 25/01/2017 Masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qayb galay Banaanbax ka dhacay Muqdisho 25/03/2024 Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay 10/12/2022 Dhageyso;- Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan 06/09/2022 Hanti-dhowaraha qaranka oo shaaciyey lacag malaayiin dollar ah oo laga xaday miisaaniyadda DF 21/11/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 20/05/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 13/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.