Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like DHAGEYSO: Xildhibaanno ka hadlay Mooshinka laga wado Ra’iisal wasaare Kheyre 10/07/2017 Dhageyso:-wareysi xasaasi ah oo aanu layeelanay Gadoomiye kuxigeenka Siyaasada iyo amaanka Aadan Carab MKGS>> 14/05/2017 Dhimasho & dhaawac ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday degmada Cabudwaaq 26/07/2022 Maamulka Gobalka Banaadir Iyo Gadiidleyda Muqdisho Oo Go’aan Cusub Soo Saaray 03/05/2020 Xukuumadda Soomaliya oo faah faahisay qodobada Shirka Golaha Wasiirada ee Muqdisho Ka Socodey 24/08/2022 Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble 09/08/2021 Dab xoog leh oo ka kacay Kyiv 12/03/2022 Khasaaro xoogan oo ka dhashay dabkii ka kacay Ganacsiyo ku dhow Isgoyska Banaadir 20/05/2022 Dhageyso:-Wareysi Aanu La Yeelanay Alfanaan Al Ustaad Cabdulqaadir Roobow>> 27/12/2016 Deni oo war kasoo xaaladda Laascaanood 31/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.