Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Al-Shabaab oo burburiyay xarun isgaarsiin oo ku taal dalka Kenya 09/07/2020 Madaxweynaha Uganda oo qaaday dhammaan xayiraadihii la xiriiray cudurka Ebola 18/12/2022 Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo Eedeeyay Isimada Dhaqanka Gobolka Nugaal 26/06/2023 DF oo ku dhowaaqday go’aan la xiriir Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda ee Masaajidada 24/04/2020 Akhriso:-Al-Shabaab oo la waregtay deegaanka Af urur ee duleedka Boosaaso 20/07/2018 Faafaahin Qarax khasaare geystay oo maanta ka dhacay Suuqa degmada Wanlaweyn 24/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 12/10/2022 Wareysi Xildhiban idiriis Abdi Dhakh Tar oo Noqdey Xildhibankii ugu Horeeyey Ee udanqada Dadkiisa Kuna Deeqa 5,000$ 17/01/2017 Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Guuleed oo hay’adaha Amniga faray baaritaanka weerarkii liido 17/08/2020 Akhriso:-Boqor Cismaan Buur-Madow oo xabsiga laga soo saaray 21/04/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.