Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan 27/03/2022 RW Kheyre: “Doorashada iney xilligeeda ku qabsoonto waa lagama maarmaan” 31/05/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/12/2020 Dhageyso :- warka duhur ee idaacada Warsan 21/01/2022 Sawiro: Damashaadka Gerbada Baydhabo Janaay Iyo Maalmaha Jimcaha. 27/12/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/08/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO UBAX MAAMUUS AH DHIGAY TAALLADA DHAGAX-TUUR 26/06/2021 Xukuumadda oo ansixiyey heshiish Iskaashi oo ay galeen Soomaaliya iyo Kenya 04/05/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.