CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like QM oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto Haiti 01/08/2023 Ra’iisul Wasaare Rooble oo Maanta kusii jeeda Magaalada Baraawe 03/10/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 28/11/2022 Trump Oo Ku Eedeeyay Shiinaha In Uu Sheybaar Ku Sameeyay Covid 19 01/05/2020 Dib u dhac ku yimid Shirkii maanta lagu waday in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug 15/08/2020 Puntland oo Amartay in la toogto qofkii lagu qabto Maandooriyaha Khamriga 08/02/2022 Markab Ku Degay Badda Cas Oo Laga cabsi qawo iyo Qatar Ka Dhalan Kara 01/09/2022 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xasilinta magaalada Muqdisho 04/05/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/08/2020 Taalo Haile Selassie looga dhisay magaalada London oo la bur buriyay (Daawo Sawirada) 02/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.