Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday written by Warsan Radio 14/08/2022 Booliska Mareykanka ayaa sheegay iney aqoonsadeen ninkii galbeedka Magaalada New York ku weerayay Salmaan Rushdi iyo nin masraxa kula sugnaa.Ninkan oo ay boolisku magaciisu ku sheegeen Haadi Matar oo 24 jir ah wuxuu ku dhashay magaalada California balse dhawaan ayuu u soo wareegay gobolka New Jersey.Halkii ugu dambeeyey uu Haadi dagganaana wuxuu ahaa Fairview oo ka tirsan xaafadda Bergen ee magaalada Jersey.Ciidamo ka tirsan FBI-da waxay gudaha u galeen guriga uu Haadi degganaa si ay baaritaan dheeraad ah ugu sameeyaan.Boolisku waxay intaa ku dareen leysan darawal oo been abuur ah inuu Haadi ka qatay gobolka New Jersey magaca ugu qoranna uu yahay Xasan Mughniyeh.Taliyaha Booliska New York Eugene Stanicowski wuxuu warbaahinta u sheegay sababta weerarkaasi ka dambeysay inaan weli la ogaan.Xubin ka mid ah baarayaasha kiiskan gacanta ku haya oo u warramay warbaahinta NBC wuxuu sheegay dib u eegis hordhac ah oo lagu sameyey cinwannada Haadi uu ku lahaa baraha bulshada in lagu ogaaday inuu ka mid yahay Shiicada mayalka adagoo ee u jajnjeerta ilaalada kacaanka Iiraan. Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & faah faahin laga helayo next post Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa You may also like DHAGEYSO: URURKA DHALIN YARADA DIINSOOR “WAXBA NAMA SIISO WASAARADA DHALINYARADA IYO CIYAARAHA KGS . 10/07/2018 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 09/03/2022 Beesha Caalamka oo ku baaqday markale in si deg-deg ah loo bilaabo wadahadalada doorashooyinka 23/02/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/10/2021 Dhageyso:- Barnaamijka Arimaha Bulshada Gaar Ahaan Waxbarashada 23/01/2022 SAWIRO: Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay 21/05/2022 Telefashinka NRK ee Norway oo joojiyay Dood uu ka qaban lahaa Xijaabka 26/10/2022 Weerar Gantaallo ah oo lagu qaaday saldhig Ciidamada Mareykan ay ku leeyahiin Ciraaq 04/04/2021 Madaxweynaha Lubnaan oo ku baaqay in dalkiisa qaato Nidaamka Calmaaniyadda !! 31/08/2020 Dgageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/02/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.