Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilaal Hilaal Sheekh Shuceeb
September 2022
-
WARARKA MAANTA
Xoghayaha guud ee QM oo ku baaqay in la garab istaago Pakistan.
by ATEERA September 10, 2022Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo tagay Pakistan oo maalmo kahor ay waxyeello u geysteen Daadad xooggan oo ka dhashay roob Mahiigaan ah oo ka da’ay Dalkaas ayaa…
-
Hoos Ka dhageyso Barnaamijka May koocusub ee Idaacada Warsan, Barnaamijka Caawa Waxaa idin soo diyaariyay Halkanna Idinkala socodsiin doona Faarax Huseen Haji (Abwaan Weeroow) dhageysi wacan,, Dhageyso : Barnaamijka May…
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso;- dhageyso barnaamijka hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan
by Warsan Radio September 9, 2022Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Hampalyada iyo salaamaha ee idaacada warsan Waxaa soo jeedinayaa Wariye Abdiraxman Maxamed Axmed ( oday) Iyo Wariye Qasim Maxamed Axmed Dhageyso;- dhageyso barnaamijka hampalyada iyo salaamaha…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Agaasimaha Sirdoonka Puntland & Ku-Xigeenadiisa
by Warsan Radio September 9, 2022Baydhabo-{WMN}-Warar lagu kalsoonaan oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu shaqo ka joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Puntland ee PISA,…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo Khalid Abdi Ibrahim
-
WARARKA MAANTA
Sawiro;-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Deeq Gar gaar ah gaarsiisay Gobolka Hiiraan
by Warsan Radio September 9, 2022Baydhabo-{WMN}-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa deeq gargaar ah oo noocyo kala duwan iskugu jirta ku wareejisay maamulka gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle . Degmada Feerfeer ee gobolka Shabeelle waxaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Ku dhawaad 23 Tahriibeyaal oo ku dhintay Xeebaha Tunisia iyo kuwa kale oo lagu la’yahay
by Warsan Radio September 9, 2022Baydhabo-{WMN}- Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha Tunisia, xilli ay isku dayayeen…
-
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Galabnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheekh Adan (Dalmar)
-
WARARKA MAANTA
Wafdi oo Hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare Dalka Oo Maanta U Ambabaxay Qaahira
by Warsan Radio September 9, 2022Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayey, kuwaasi oo kasii jeeda dalka Masar.…

