
Dib u heshiisiintan ayaa waxaa hore ugu dhawaaqey guddoomiyaha baarlamanka Sheekh Adan Madoobe, oo maalmihii tegay ku sugnaa magaalada Baydhaba.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in aan marna la aqbali doonin muddo korosiga uu sameystay Madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Mursal ayaa sheegay in loo baahan yahay in laftagareen degaanada Koonfur Galbeed uu ka abuurin khalalaase abuuri kara barakac.
