
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
The Turkish government has refused to allow Syrian refugees to cross the country’s borders to Greece. As reported by the Reuters news agency, around 600 Syrians crossed the border, but…
Baydhabo-{WMN}- Dowlada Turkiga ayaa diiday in Qaxootiga Suuriya ay ka gudbaan Xadka Dalkaasi una gudbaan Dhanka Giriiga. Sida ay ku Warameyso Wakaalada Wararka ee Reuters ku dhawaad 600 Qof una badan…
Baydhabo-{WMN}- Xisbiga Liberalka gaar ahaan Robert Hanna oo xisbigaasi u matala dhanka Barlamaanka ayaa sheegay in ay tahay in Hablaha dhigta Dugsiyada Sweden laga Mamnuuco Xijaabka. Robert Hanna ayaa sheegay in…
Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheeikh Aadan (Qalinle)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka Jabuuti ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Ambouli International Airport…
Kaaliye u dhow Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ku dhawaad hal milyan iyo bar qoysas ah oo ku kala nool Ukraine ay koronto la’aan yihiin, iyadoo mowjado cusub oo weerarro…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa hadda la wareegay degaanka Masjid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamada ayaa si nabad gelyo ah ula wareegay, mana jirin dagaal ay kala…