
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mohamed Abdirahman Abdulle (Maleele)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga xaalufinta iyo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay sameeysay hab gaar ah oo shacabka Soomaaliyeed ugu soo gudbin karaan dadka aruuriya lacagta ay dagaalamayaasha Al-shabaab ka qaadaan Ganacsatada. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Mukhtaar Sheikh Aaden (Dalmar)
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Cismaan Egal ayaa Maanta magacaawday Guddiga dib u howlgelinta Shirkaddii Somali Airlines. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Fardowsa Cismaan ayaa…
Faah faahino ayaa laga helayaa weerar ku bilowday qarax Is-miidaamin ah oo xubno ka tirsan Al-shabaab ay Maanta ku qaadeen Hotelka Tawakal eek u yaalla magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka…
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Baydhabo-{WMN}-Real Madrid ayaa ku qasban inay bixiso 1 Milyan oo euro ayaa kaddib markii weeraryahanka kooxdeeda ee Karim Benzema dhawaan ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or. 34 sano jirkaas ayaa sanadkii…
Baydhabo-{WMN}- Barcelona oo suuqii xagaaga lacag 131 Milyan oo pound ah safkeeda kusoo xoojisay ayaa la filayaa inay markale suuqyada soo socda sida midka January dhaq-dhaqaaq kale samayso. Mid kamida xiddigaha…