Hoos ka dhageyso warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Bilal Hilal Sheikh Shueb
2022
-
-
WARARKA MAANTA
Nin hubeysan oo 15 Ruux kudilay ugsi ku yaalla dalka Ruushka
by Warsan Radio September 27, 2022 -
Sheekh Yuusuf A Sheekh Yuusuf al-Qaradawi, oo u dhashay dalka Masar, islamarkaana ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee ururka Ikhwaanul Muslimiin ayaa sanadihii dambe waxa uu fadhiggiisu ahaa dalka Qatar. Sheekha…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
-
WARARKA MAANTA
Burcad Koonfur Afrikan ah oo boobay Dukaamo ay Soomaali leeyihiin.
by Warsan Radio September 26, 2022Kooxo Madow Koonfur Afrikan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerareen Goobo Ganacsi oo muwaadiniin Soomaaliyeed ku leeyihiin degmada Motherwell ee dalkaasi Koonfur Afrika. Goobta la weeraray ayaa Burcadda…
-
WARARKA MAANTA
RW Xamse” Xukumadda waxa ka go’an dhab-u-yagleelidda garsoor madax bannaan”
by Warsan Radio September 26, 2022Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka guddi hoosaadka golaha wasiiradda ee tiirka Cadaalad iyo Garsoor madax-banan oo maanta looga hadlay dardar-galinta howlaha hortabinta u leh…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo soo Jeedinaayo Wariye: Khaalid Abdi Ibraahim Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan was last modified: September 26th, 2022 by Warsan Radio
-
WARARKA MAANTA
Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faah faahino laga helayo
by Warsan Radio September 26, 2022Dilal kala duwan ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka dhaceen magaalada muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, kuwaas oo loo geystay Ganacsato iyo Nabaddoon Caan ahaa Muqdisho iyo guud…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celineysa Dhainyaro ku xirnaa dalka Liibiya
by Warsan Radio September 26, 2022Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in 27 bishan oo bari ku beegan inay Dalka dib ugu soo celineeyso ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib uga baxay dalkooda, hayeeshee lagu xiray…
