
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Athiiny ky deyooy ee Idaacada Warsan, Barnaamijka Todobaadkaan waxa uu kusaabsanyahay maxaa sababa in ay Sara kici waayaan Ganacsiyada Haweenka ay ku leeyihhin Xeryaha Barakacayaasha.

Hoos ka dhageyso Barnaamijka Athiiny ky deyooy ee Idaacada Warsan, Barnaamijka Todobaadkaan waxa uu kusaabsanyahay maxaa sababa in ay Sara kici waayaan Ganacsiyada Haweenka ay ku leeyihhin Xeryaha Barakacayaasha.
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada Hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka fuliyay qaybo ka mid ah Gobolka Shabeelleha ee Maamullka koofur Galbeed Soomaaliya. Hawlgalkan ayaa…
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kadib markii ay isaga baxeen Ururka Al-Shabaab. Ciidanka ayaa hadda baaritaan ka wada xaafadaha…
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Sadam hilal.
Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa ku baaqay in xildhibaanadiisa iyo shaqaalaha dowladda laga mamnuuco safarrada dibadda si kharashkii ku bixi lahaa safarradaas lagu maalgeliyo adeegyada muhiimka ah. “U sheega xildhibaanada…
3 Askari ayaa geeriyootay, 13 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax xalay ka dhacay magaalladda Belgorod ee dalkaasi, una dhow xuduudka dalka Ukraine. Wakaallada Wararka Dowladda Raashiya ee Ria Novosti News…
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali oo ku hadlaya Magaciisa iyo kan shacabka Gobolka Mudug waxa uu si adag uga tacsiyadeeyay Geerida Allaha Unaxaristee Gudoomiyihii hore ee Degmada…
