
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Haweenka ee Idaacada warsan oo idin soo diyaarisay Nuurta Mohamed.
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan Tabiye, Hassan Ibrahim.
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbixinno la xiriira Fatahaadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Akinwumi Adesina. Waxay si gaar ah uga wada…
Shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay, ayaa dalalka Deeq bixiyaasha waxa ay ku yabooheen lacag gaaraysa illaa $2.4 bilyan oo dollar oo loogu talo galay badbaadada nolosha iyo weliba…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Iyadoo maalintii Labaad ay xabad joojinta ka dhaqan gashay dalka Sudan ayaa waxaa ay dagaalo ka dhaceen qeybo ka mid ah Caasimadda dalkaasi ee Khartoum. Iska horimaadyadaasi waxa uu dhex…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray ku Wargaliyay Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo shacabka Soomaaliyeed in la soo gebagabeeyay midabeynta iyo diiwaan galinta Mooto Bajaajta gobolka. Wareegtada oo uu…
Hoos ka Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan Tabiye, yaxye Hiilsan.
Shirka 6-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ee Dowlada Federaalka Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir oo uu gudoominayo Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Maanta ka furmay Magaalada…
