

Ergooyin ka kala socda Milliteriga Dowladda Suuadan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxay heshiis Xabbad-Joojin ah ku gaareen magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga. Iyadoo uu isbuucii 6-aad galay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa sheegay in ardayda wax ka barata Magaalada Beledwayne ee Xarunta Gobolka ee Hiiraan ee Hirshabeelle dib loogu dhigay imtixaanaadka dowladda.…
v
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka ee Idaacada Warsan oo idin soo jeedinaayo Sadam hilal.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Jedah kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan Bin C/casiis Aala-Sucuud iyo Wasiiro katirsan dalkaas. Kulanka labada dhinac…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Raashiya ayaa soo saartay Waaran ama Amar Soo-qabasho oo lagu soo xirayo Kariim Asad Ahmed Khan oo haatan ah Dacwad-Oogaha Guud ee Maxkamadda Caalamiga ee…
Hoos ka Dhageyso: Barnaamijka Waxbarashada ee Idaacada Warsan, Wariye Mohamuud Nuunow Mohamed.
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed…
