Mar 14, 2026
2026
Asha Abdulle Siyad, Chairperson of the Somali Women’s Leadership Initiative, extended her congratulations to Somali women on the occasion of International Women’s Day. #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #RightsJusticeAction #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026 #RightsJusticeAction #ForAllWomenAndGirls #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality

Kooxda hubeysan ee Hezbollah ayaa gantaallo tiro badan ku riday waqooyiga Israel, taas oo keentay in qaylo-dhaan iyo seerino laga maqlo magaalooyin badan oo ku yaalla gobolka Galilee.
Wararka ayaa sheegaya in qiyaastii 100 gantaal laga soo tuuray dhanka Lebanon, iyadoo nidaamka difaaca hawada Israa’iil uu isku dayay inuu qabto qaar ka mid ah gantaallada. Dadka rayidka ah ee ku nool waqooyiga dalka ayaa lagu amray inay ku dhowaadaan goobaha gabaadka (shelters) si ay uga badbaadaan weerarka.
Militariga Israa’iil ayaa sheegay in weerarka kaddib ay bilaabeen duqeymo ka dhan ah goobaha ay Hezbollah ku leedahay Lubnaan, iyagoo bartilmaameedsaday meelo lagu tuhunsan yahay in laga rido gantaallada.
Weerarkan ayaa qayb ka ah xiisadda sii kordheysa ee Bariga Dhexe, iyadoo dagaallo iyo weerarro isdaba joog ah ay ka socdaan xadka u dhexeeya Israel iyo Lebanon.
MACALIN CANAB AHMED AYAA HAMBALYO U DIRTAY DHAMMAAN HAWEENKA SOOMAALIYEED, GAAR AHAAN MACALLIMIINTA.
Munaasabadda Maalinta haweenka aduunka awgeed waxaan maamuusaynaa haweenka ka shaqeeya dhammaan qaybaha kala duwan oo ay ku jiraan kuwa Xirfadleyda. On International Women’s Day, Teacher Anab sends her heartfelt congratulations to all women, with a special tribute to women in the teaching profession.#IWD2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026 #RightsJusticeAction #ForAllWomenAndGirls
NAIMA ABDIRAHMAN OO HAMBALYO U DIRTAY HAWEENKA SOOMAALIYEED, GAAR AHAAN KUWA KA SHAQEEYA CAAFIMAADKA
Naima Cabdiraxmaan, oo ka mid ah kalkaaliyaasha caafimaadka, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka ka shaqeeya caafimaadka. On the occasion of #InternationalWomenDay ,Naima Abdirahman ,extended her warm congratulations to Somali women, with special recognition for those serving in the healthcare sector. #iwd2026 #justiceforwomen #somalia #rightsjusticeaction #ForAllWomenAndGirls #unwomen #genderequality
Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed,
Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed, iyadoo sanadkan Maalinta Haweenka Adduunka diiradda lagu saarayo Xuquuq, Caddaalad, iyo Tallaabo dhab ah oo loo qaado si dhammaan haweenka iyo gabdhaha ay u helaan cadaalad. Sahra Omar, a lawyer, addressed the state of justice for Somali women, emphasizing that this year’s International Women’s Day highlights Rights, Justice, and Concrete Action to ensure that all women and girls have access to justice.. #IWD2026 #JusticeForWomen #Somalia #RightsJustice.
XILIBAANAD NUURA MUSTAF AYAA HAMBALYO UDIRTAY HAWEENKA SOOMAALIYYED MAALINKA HAWEENKA EE 8-DA MAARSO
Waziir Nuura Mustafe Mukhtaar, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso. Nuura Mustafe Mukhtaar, the State Minister of the Ministry of Education of Somalia and a Member of Parliament, extended her congratulations to all Somali women on the occasion of International Women’s Day on March 8.#IWD2026 #InternationalWomensDay #UNWomen #GenderEquality
Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed,
Sahra Omar, sharci-yaqaanad, ayaa ka hadashay xaaladda cadaaladda ee haweenka Soomaaliyeed, iyadoo sanadkan Maalinta Haweenka Adduunka diiradda lagu saarayo Xuquuq, Caddaalad, iyo Tallaabo dhab ah oo loo qaado si dhammaan haweenka iyo gabdhaha ay u helaan cadaalad. Sahra Omar, a lawyer, addressed the state of justice for Somali women, emphasizing that this year’s International Women’s Day highlights Rights, Justice, and Concrete Action to ensure that all women and girls have access to justice.. #IWD2026 #JusticeForWomen #Somalia #RightsJustice.
DEEQA KHASIM HAWEENKA SOOMAALIYEED HA ISTAAGEERAAN OO XIRFADO HA BARTAAN MAALINTA HAWEENKA ADDUUNKA.
Deeqa Khasim, oo ganacsato ah, ayaa ku boorrinaysa haweenka Soomaaliyeed inay istaageeraan oo xirfado bartaan, munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka. Deka Kasim,an inspired businesswoman, is urging Somali women to empower themselves and develop professional skills on the occasion of International Women’s Day. #iwd2026 #justiceforwomen #somalia #rightsjusticeaction #WomenEmpowerment










