Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga? written by Warsan Radio 31/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin Mohamed Almowallad.Safiirka oo Guddoomiyaha kala hadlay arrimaha horumarinta Baarlamaanka JFS iyo sidi loo tayeyn-lahaa shaqaalaha, sidoo kale waxaa uu soo gaarsiiyay dhamaal salaan ah uga siday Guddoomiyaha Golaha fadhiga shuyuuqda dalka Sucuudiga, isagoo sheegay in Guddoonka Golaha shacabka dedaal dheer ku bixiyeen dhismaha Hay’adda ugu sarreysa ee dalka, kaas oo lagu soo doortay Madaxweynaha JFS.Guddoomiyaha ayaa dhankiisa safiirka ku bogaadiyay dedaalka joogtada ah ee Boqortooyada Sucuudiga la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Safiirka Sacuudiga? was last modified: May 31st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamad xukun ku ridday musharaxii hore ee Madaxweynaha Masar next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 19/04/2021 DEG DEG+VIDEO: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Xilka la Wareegay 02/12/2017 Kenya Oo Duqeyn La Beegsatay Xarumo Isgaarsiineed Oo Ku Yaalla Degaan Ka Tirsan Gedo 31/12/2022 Guddoomiye Aadan Madoobe oo sheegay in ay Cadaalad u raadin doonaan dilkii Xildhibaan Aamino Maxamed 29/04/2022 Dib u dhac laga yaabo in uu ku yimaado kulankii uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo 04/03/2021 Dowlad Xirtay Shaqaale Ka Tirsan Sirdoonkeeda Oo Basaas U Ahaa Ciidamada Ruushka 23/12/2022 Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo markii u gu horeysay go’aan ka soo saaray mooshinka Madaxweyne Farmaajo 12/12/2018 Ra’iisul Wasaare Rooble oo magaalada Nairobi kula kulmay ganacsato Soomaaliyeed 11/08/2021 Akhriso;-Wakiilka Cusub ee Gaarka ah QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho 25/06/2019 Wasiir ka tirsan Maamulka Hir-shabeelle oo geeriyooday iyo MD waare oo ka tacsiyadeeyay 07/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.