Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadalladii ugu horreeyay la yeeshay Amiirka dalka Qatar written by Warsan Radio 09/06/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo khadka taleefoonka ah la yeeshay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May ee sanadkan 2022 Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.Wada-hadallads intii ay socdeen ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo horumarin lahaa, iyadoo dib u eegis lagu sameeyay xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya.Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ballan qaaday in dowladdiisa ay si dhow ula Shaqeyn doonto.Dowladda Qatar ayaa 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ay galaangal badan ku laheyd Siyaasadda Soomaaliya, iyada oo siweyn u taageereysay intii uu talada dalka haayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabrullaahi Farmaajo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadalladii ugu horreeyay la yeeshay Amiirka dalka Qatar was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Musaabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dhaceysa next post Qarax ka dhacay duleedka Balcad & khasaaro ka dhashay You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 04/06/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 18/04/2022 Joe Biden oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay 100-kii maalmood ee ugu horreeyay xukunkiisa. 29/04/2021 Madaxweyne Farmaajo oo calanka saaray Villa Somalia 01/07/2021 Haweeney 90 jir ah oo lagu kufsaday dalka Kenya 23/10/2021 Wasiir Fiqi oo oo abaabulka dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada Gobolka Mudug 26/09/2023 Dhageyso:-Maamulka Degmada Tiyeeglow Oo Wada Sidii dib ay U celin Lahayeen Shacabkii Dhawaan Kasoo Cararey 01/08/2016 Madaxweyne Farmaajo oo xil u magacaabay Yuusuf Garaad 03/12/2020 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 10/04/2017 Daawo Masculin Booqatay Kaamka Abal 3 oo Ay ku Jireen Barakacayaal 300 Baqoloo Qoys Kor U Dhaafaya 07/01/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.