Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay written by Warsan Radio 25/10/2022 Wararka ka imaanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in ka badan 250 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aad u badani. Dagaal beeleedkan oo beryahanba halkaas ka socday ayaa haatan wararku sheegayaan inuu sii xoogaystay.Hoggaamiyaha milateriga ee dalka Sudan ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka ee ku sugnaa gobolka Blue Nile. Dagaal beeleedkan ayaa salka ku haya muran dhuleed oo u dhexeeya labada dhinac ee qabiilka Hausa iyo shucuubta Berta.Iyada oo xukuumaddu arrintaas la tacaalayso, ayaa haddana dhinaca kale waxaa mucaaradka dalkaasi ay ku baaqeen isu-soo baxyo dalkaas ka qabsooma Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay was last modified: October 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DHAGEYSO:- Barnaamijka Kulanka Warsan Radio. next post Puntland oo heegan gelisay Ciidamadeeda ku sugan Gobolka Bari You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/08/2021 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 16/09/2022 Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay 02/07/2022 Wasiirka Gaashaandhigga oo saxiixay Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda 26/05/2021 Maxkamada Sare ee Kenya oo joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma 09/04/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Akhriso:-Guddiga soo xulista Baarlamaanka Hirshabeelle oo la Magacaabay 29/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Caalamka ee wakhtigan ka cusub. 10/08/2020 Dhageyso:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo khudbad ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee Madasha Iskaashiga 02/10/2019 Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo James Swan Oo Ka Wadahadlay Dardargelinta Doorashada Dalka 07/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.