Daawo Sawiro:Tartanka Kubadda Cagta ee Maamullada Dalka oo si habsami leh uga socda Muqdisho
WRB:Waxaa si hamsami leh Garoonka Kubadda cagta ee Banaadir satadium uga soconaya tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Jimcihii la soo dhaafay uu daah furay tartankaasi…
