WRB:Dawladda Giriiga ayaa sheegtay inay xirtay sideed askari oo dalkeeda ku soo gashay diyaarad millatari oo ah kuwa qumaatiga u kaca ah, taasoo ku soo dagtay magaalada Alexandroupolis oo ku…
WRB:Ciidanka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyey deegaanka Baladul Amiin ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada iskaashanaya ayaa howlgalkooda si gaar ah uga fuliyey…
WRB:Saraakiil ciidan oo ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa lagu wadaa in maanta ay gaaraan magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Saraakiishan ayaa ka amba baxaya magaalada Muqdisho,…
WRB:Madaxweyne Dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo kula hadlay taageerayaal badan oo isugu soo baxay banaanbaxyo afaafka hore ee dhismaha Xarunta baarlamaanka ayaa Maraykanka ka dalbaday in uu usoo gacan…
WRB:Waxaa si hamsami leh Garoonka Kubadda cagta ee Banaadir satadium uga soconaya tartanka kubadda cagta ee maamul goboleedyada dalka ka jira, iyadoo Jimcihii la soo dhaafay uu daah furay tartankaasi…