Wasiirka Boqortooyada Midowday (UK) u qaabilsan Horumarinta iyo Afrika, Kirsty McNeill, ayaa booqasho ku tagtay xarun bani’aadamnimo oo Soomaaliya ku taalla, iyadoo halkaas lagu soo bandhigay xaaladda cunto-yarida, nafaqo-darrada iyo…
WARARKA MAANTA
Wakiilada Hay’addaha caafimaadka Aduunka (WHO) iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay mudnaanta caafimaad iyo arrimaha bani’aadantinimo ee Soomaaliya.
Dr. Humphrey Karamagi, Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Gavin Conway, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Isuduwaha Arrimaha Bani’aadantinimada…
Taliyaha Booliiska Birmadka DKGS oo isbeddel ku sameeyay hoggaanka Shabeellaha Hoose.
Taliyaha Ciidanka Booliiska Birmadka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, G/le Sare Maxamed Xasan Aadan (Sandheere), ayaa isbeddel hoggaamineed ku sameeyay Qeybta Booliiska Gobolka Shabeellaha Hoose. Gaashaanle Dhexe Xuseen Bargele Maxamed,…
Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka, Dr. Maryan Qaasim. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray howlgelinta Guddiga, horumarka uu sameeyay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta u ambabaxay dalka Qatar, kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Qatar. Booqashada Ra’iisul Wasaaraha ayaa…
Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Xaaji Cismaan Jiidow, ayaa soo xiray munaasabadda lagu shaaciyay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad…
Sheekh Aadan Madoobe oo Hambalyo iyo Duco u Diray dhamaan Ardayda Imtixaanka Fasalka 8-aad ka gudbay sanad dugsiyeedka 2025/26.
Hogaamiyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa hambalyo iyo duco u diray dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaddib markii maanta…
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Casuuntay 10-ka Arday ee Ugu Sarreeyay Imtixaanka Qaranka 2025–2026
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa casuumaad sharaf iyo dhiirrigelin ah u sameysay 10-ka arday ee ugu sarreeyay Imtixaanka Qaranka ee Sannad Dugsiyeedka 2025–2026. Munaasabadda ayaa ahayd mid lagu bogaadinayay dadaalka, kartida…










