Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay kulan heer sare ah oo ay isugu yimaadeen madaxda shirkadaha iyo ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa ka kala socda dalalka Bariga Afrika, kaas oo diiradda lagu…
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ballanqaaday Hirgelinta Maqaamka Caasimadda Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay munaasabadda lagu maamuusay shaqadii Golaha Shacabka ee ku aaddan gudashada waajibkiisa dastuuriga ah, gaar ahaan doorashadii Guddoomiyaha Golaha.…
XFD oo Baarlamaanka u gudbisay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed.
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka u gudbisay hindise sharciyeedka lagu dhisayo Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo hadda galay marxaladda doodda iyo ansixinta, iyadoo…
Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed: Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee 26-ka Bishan ayaa Lashaacin Doonaa Arbaco.
Wasiirka Waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed, Mohamed Xaaji Cusmaan Jiidow, ayaa shaaciyay in Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad, ee dhacay 26-ka bishan, la shaacin doono Maalinta Arbaco. Shirka Horumarinta Waxbarashada — Baydhabo…
Guddoomiyaha Culimada Koonfur Galbeed, Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska dhalashada Suubbanaha Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Sheekha ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray muhiimadda…
Soomaaliya iyo Shiinaha oo Muqdisho ku yeeshay Madasha Isku-xirka Ganacsiga iyo Maalgashiga.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha (Somalia–China Business Networking Forum), taas…










