Ugaas axmed xaaji xasan kasley gudoomiyaha cadaalada iyo sinaanta odiyaasha dhaqanka gobolka baay ayaa gaarey magaalada boosaaso ee gobolka bari . Ujeedada socdaalkiisa waxey la xiriirtaa u kuur galida…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo magacaabay Guddiga ilaalinta bedqabka cuntada dalka
{WARSANRADIO}Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood kuwaasoo ilaalinaya tayada iyo badqabka badeecadaha dalka soo gala. Guddigan ayaa howshoodu…
AKHRISO:-Danjire Keating oo la kulmay Madaxweynaha Puntland iyo Isimada Puntland
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kula kulmay magaalada Garoowe Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa…
Akhriso:-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka
{WARSANRADIO}Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa sheegay in aanay aqoonsaneyn jaamacadaha ku yaalla dalka. Wasiirka ayaa sheegay in Jaamacadaha ay kaliya siiyeen aqoonsi ay ku shaqeeyeen, balse aanu jirin…
{WARSANBAIDOA} Warka idaacada WARSAN Caawa waxaa soosaartay Shukri Ismaaciil Waxaana idin soogaarsiinaya Wariye Xusen liil baliil Dhageysi gana waa xagiina DHAGEYSO:-WARKA FIIDNOMO EE IDAACADA WARSAN was last modified: July 25th,…
Dhageyso+ Sawiro :-Boqol qof oo Hey,adda Waamo Relief maanta gaarsiisay deeq gargaar ah.
{WARSANRADI}Boqol qof oo laga soo xulay kaamamka barakacayaasha ee ku yaala duleedka magaalada Baydhabo ayaa Hey,adda Waamo Releif u qeybisay deeq isagu jirtay Joodarayaal Sujaayado,Tarmuusyo, Nalalka cadceedda ku shaqeeya bacyaha…
Akhriso:-Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qorshe Lagu Sugayo Ammaanka Caasimadda
{WARSANRADIO}Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda Shirkii caalamiga ahaa ee waxbarshashada sare iyo natiijadii kasoo…
{WARSANRADIO}Sibby lingh saaniyi inghneghddy iloow sithii yee kiingh qophaty yaa lunku guthubee, haabby haatoo sinithungh mysehlangh wal iskydheghenghyi illaa salky ya lislyseethy lyfathoohaayi sithy teely inghdareerty hobby fiirithy ii hunug…










