Baydhabo(WMN)– Shacabka Muslimiinta ah ee Aduunka ha u badnaadaan Soomaalidu waxay yihiin kuwa iska aruuriya lacago si ay u caawiyaan walaalahooda Danyarta ah ee ku nool gudaha wadanka gaar ahaan Barakacyaasha,…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DF oo war kasoo saartay Weriyaal maanta lagu jir-dilay Muqdisho.
by ATEERA 04/05/2020War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in baaritaan rasmi ah lagu sameynayo tacadi maanta degmada Waaberi loogu geystay Weryaal ka tirsan Idaacadda iyo…
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
ciyaaryahan Ozil oo muslimiin kasoo kala jeeda Turkiga, Syria iyo Soomaaliya ka bixiyay afurka bisha Ramadaan
by Admin 03/05/2020Xiddiga kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa 713,000 Turkish liras oo u dhiganta $101,000 ugu deeqay Bisha Cas ee Turkiga si loogu qabto ololaha gargaarka ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Lacagta…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Kg oo Shahaadooyin iyo Warqado Dhalasho ah Gudoonsiyey ilaa iyo 100 Qoys oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay.
by ATEERA 02/05/2020Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Koonfur galbeed ayaa dukumiintiyo ka kooban dhalashada iyo sugnaanta waxaa ay ku wareejisey 100 qoys oo Dalka dib ugu soo laabtay, waxaana ay is kugu jiraan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba Ee Degmada Baydhabo Oo Dalbadeen In Lacaawiyo.
by Ateera 30/04/2020Si ay ugu faa`ideystaan Bisha ramadaan dadka muxsiniinta ah ee alle wax siyey waxaa ay deeqo kala duwan oo afur ah ay gaarsinyaan dadka danta yar ee u baahan gar…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Khalifa Haftar Oo Sheegtay Inuu Yahay Madaxweynaha Liibya
by Admin 28/04/2020Jeneral-ka fallaagada ah ee dalka Libya Khalifa Haftar ayaa Isniintii ku dhowaaqay inuu haysto “sharciyadda dadka” ee ah inuu dalka hogaamiyo, isaga oo sheegay inuu soo geba-geboobay heshiis siyaasadeedkii la…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Xiliga uu shaqada dib ugu soo laabanayo RW Johnson oo la shaaciyay
by Admin 26/04/2020Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu Ra’iisal…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Madaxweyne Trump oo hakiyay aqoonsiga deganaashaha ee kaarka cagaaran
by Admin 22/04/2020Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in maamulkiisa uu si ku meel gaar ah, muddo 60 cisha ah uu u joojinayo, soo saarista aqoonsiga Green Card-ka loo yaqaano…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Golaha Sare ee Culimada Sacuudiga oo soo saaray farrin ku socota muslimiinta oo ku saabsan bisha Ramadan
by Admin 19/04/2020Golaha Sare ee Culimada Sacuudiga ayaa ugu baaqay muslimiinta caalamka inay saaladaha ku tukadaan guryahooda inta lagu guda jiray bisha barakeysan ee Ramadan, haddii dalalka ay joogaan lagu soo rogo…
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Meydadka 44 maxaabiis ah oo lagasoo saaray xabsi ku yaalla Jamhuuriyadda Chad
by Admin 19/04/2020Koox maxaabiis ah oo looga shakisnaa iney ka tirsanyihiin Ururka Boko Haram, ee ka dagaallama wadammo ku yaalla galbeedka qaaradda Afrika , ayaa lgasoo saaray xabsi ku yaalla gudaha Jamhuuriyadda…
